Gudoomiyaha cusub ee degmada Hobyo oo lagu sodhaweyey magaalada Hobyo ee gobolka Mdug

0
92

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha cusub ee degmada Hoboyo Mudane Osman Ahmed Abdulle iyo kuxigeenkisa ayaa garay marki ugu horeysay Hobyo waxana halkas kusodhaweyey bulshada degamada Hoboyo.

Gudoomiyihi hore ee  degmada Hoboyo Mudane Abdulahi Ali Faad aya maamulka cusub warbixin kasiiyey xalada degmada waxana uu sheegay in ay waxbadan u qabsoomeen intii uu xafiiska jooga sidoo kalana waxbadan u qabsoomin laga doonayo maamulka cusub in ay wax kaqabtaan.

Gudoomiyaha cusub Osmaan Ahmed Abdulle iyo kuxigeenkisa aya balan qaday in hormarin donaan adeegyada bulshada degmada Hobyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here