Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug xilka lawareegay.

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayna kaqayb galeen madaxda 2da gole ee Galmudug oo uu kujiro wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha,federaalka iyo dib uheshiisintya Galmudug Cumar Maxamed Diiriye,qaar kamid ah waxgaradka Gaalkacyo iyo madax katirsan maamulka degmada ayay xilalka kula kala wareegeen gudoomiyihii hore ee Gobolka mudug iyo gudoomiyaha cusub,iyadoona uu xilka ukala wareejiyay wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha Galmudug.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdidahir Garad Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here