Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-munaasabad ay xilalka kula kala waregayeen gudomiyihii hore ee hay’ada qaxootiga iyo barakacayasha qaran iyo gudomiyaa cusub ee hay’ada ayaa kadhacday magalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay xaflada masuliyiin ka tirsan DFS sida wasiirka wasaaradda arimaha gudaha somalia Ahmed Moalin Fiqi iyo masuliyiin kasocday hay’adaha QM.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdifitah Mohamed Ahmed