Gudoomiyaha degmada Cadaado oo xarig jaray Machadka qur,aanka kariimka oo laga dhisay deegaanka Galaambe

0
51

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha degmada Cadaado  Mudane Faarax Diiriye Warsame, ayaa xarig jaray Machadka qur,aanka kariimka ee IImaan oo laga dhisay deegaanka Galaambe.

 Munaasabadda xarig-jarka waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan maamulka degmada iyo dowlad-goboleedka Galmudug.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here