Gudoomiyaha Degmada Hodan Oo Soo Saaray Awaamiir Xaga Amniga Ah

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha degmada Hodan, Cali Fahle, ayaa kormeer ku soo sameeyay degmada Hodan si uu u hubiyo xaaladda nadaafadda, ammaanka, iyo bilicda deegaanka. Kormeerka waxaa lagu eegayay dhismaha waddooyinka, goobaha lagu soo ururiyo qashinka, iyo adeegyada bulshada, isagoo sidoo kale la kulmay shacabka si uu uga dhageysto cabashooyinka iyo talooyinka. Tallaabadan ayaa muujinaysa dadaalka uu guddoomiyuhu ku doonayo in uu hagaajiyo nolosha iyo jawiga magaalada

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here