Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo amaro cusub kusoo rogay shirkadaha dhisa wadooyinka gobolka Banaadir.

0
169

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in gobolka Banaadir laga dhisi karin wadooyin aan maamulka gobolku ogeyn nuuca wadada iyo tayada ay leedahay.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here