Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo deeq lacaga gaarsiyey dadka baahiyaha gaarka qaba.

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Deeq Lacageed (Ciid-siin) ah guddoonsiiyay dadka baahiyaha gaarka qaba, kuwa Nugul iyo Muwaadiniin u dhashay dalalka Syria, Yemen iyo Falastiin.
Gudoomiye Madaale ayaa bulshada gobolka Banaadir ugu baaqay iney kafarxiyaan dadka danyarta maalmaha Ciida ee fooda nagu soo wajahan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here