Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo sheegay in 15ka bishan labilaabanayo dhisamaha golaha deegaanka Dhuusamareeb

0
65

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Cilmi Cali Cabdi gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo kadlayay munaasabada doorashada golaha dhexe ee ururka aqoonyahanka dhalinyrada Gargaar ayaa sheegay in 15ka bishaan ay bilaabanayso doorashada golaha deegaanka degmada Dhuusamareeb,waxaana uu sheegayn in wasaarada arim,aha gudaha,federaalka iyo dib uhesgiisiinta Galmudug gacanta kuhayso dhismaha golaha deegaanka Dhuusamareeb bulshadana looga baahnyahay inay lashaqeeyaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here