Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa waaayadii dambe waday dadaalo gurmad lagu gaarsiinaayo dadka abaaraha ay saameeyeen ee kunool guud ahaan dalka.Haddaba Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Maxamuud Macalin Abdulle ayaa 6,000 oo Qoys Gargaarkooda ku wareejiyey wasiirka wasaarada Haweenka XFS Khadiija Maxamed Diiriye iyo Hoggaanada Hay’addaha haweenka Dowladda ku matala.
Warbixintan waxaa soo jeedineya-Liban Mohamed Abdi