Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Galgaduud oo sheegay kiisaska dacwo ee ugu badan oo ay kagarnaqaan

0
115

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Galgaduud mudane Sheikh Osman Ali Mohamed oo wareysi gaara siyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in kisasaka ugu badan ee ay maxkamada kasogara bulshada dhexdeda tahay muranka dhanka dhulka.
Gudoomiyaha ayaa sababta muranka dhulka badisay tahay magaloyinka gobolka garahan Casimada oo aan laheyn sharciyad dhanka dhulka ah iyo qaladad kadhashay habki dowladi dhaxe u bixiaay dhulka Magalada Dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here