Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Gudoomiyaha ururka haweenka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb Dahabo Aadan Mohamuud oo ka hadlaysay saameynta dagaalada ka jira deegaanada Galmudug ay ku yeesheen bulshada iyo haweenka ayaa baaq nabadeed u dirtay dadka walaalaha ah ee ku dagaalamay qeybo ma mid ah deegaanada Maamul gobeleedka Galmudug.
Waxaa ay maamulka Galmudug ka codsatay in la iska kaashado sidii loo joojin lahaa colaadaha soo noqnoqday.
Warbixintan Xamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.