Iyada ay wadanka ka socdaan dadaalo loogu gurmanayo dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay fatahaadaha iyo daadadka roobka ayaa Gudoomiyaha ururka haweenka Magaalada Dhuusamareeb waxa ay soo jeedisay in bulshada iyo dowladu iska kaashadaan sidii loogu gurman lahaa dadka ay daadadka saameeyeen deegaanada Galmudug.
Warkan waxaa faah faahineysa: