Gudoomiyaha ururka Haweenka Dhuusmareeb oo maamulka Caasimadda ugu baaqday inay dhagaystaan Talooyinka Bulshada

0
46

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha ururka Haweenka Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimadda Galmudug Dahabo aadan maxamuud ayaa mamulka Casimada ugu baaqday inay dhagaystaan Talooyinka Bulshada kuwooda muhiim ka ah si Shacabku qayb uga noqdaan hormarka magaalada.

Dhanka kale gudoomiyaha ururka haweenka Dhuusmareeb ayaa bulshada Caasimadda kula talisay inay sameeyaan dhir beeris si deegaanku u noqdo mid cagaaraan.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here