Gudoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado oo kormeer Ku Tagay Deegaanka Bali-Cad oo ka socoto qaadashada Kaarka Cod Bixinta qof iyo Cod

0
89

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanka Bali-Cad, si uu ugu kuurgalo habka iyo hannaanka ay u socdaan hawlaha bixinta kaararka codbixinta ee shacbiga deegaanka. Kormeerkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo in si hufan oo habsami leh loogu adeego muwaadiniinta qaadanaya kaarka “Qof iyo Cod”.

Waxaa inoo soo jeedinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here