Gudoomiyha Gobolka Galgaduud oo sheegay in Dhuusamareeb laga furayo school waxlagu barayo caruurta agoonta ah

0
65

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Cilmi Cali Cabdi gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo maanta kaqayb galayay barnaamijka Maamul Wanaag ee kabaxa Radio Daar-dheer ayaa sheegay in todobaadka soosocda magaalada Dhuusamareeb laga furidoono school ay waxkubara doonaan in kabadan 400 oo arday kaasi oo ay furitaankiisa iska kaashanayaan wasaarada waxbarashada xukuumada dowlad goboleedka Galmudug waxna lagu bari doono caruurta agoonta ah iyo dadka yarta ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here