GURICEEL, Arday dhamaysay qur’aanka oo xaflad qalin-jebin ah loo qabtay.

0
93

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Munaasabadaaan oo ahayd mid lagu dhiiri gainaayay arday dhamaysatay xifdinta qur.aanka Kariimka ayaa lagu qabtay degmada guraceel ee gobolka galgaduud waxaana kasooqayb galay xildhibaano Agaasimayaal maamulka degmada guraceel haween dhalinyaro iyo marti sharaf kale

Ugu horayn ayaa waxaa munaasabada furay maamulaha madarasada muuse cabadule macalim qaasim shiikh mire isagoona ka war bixiyay madarasada iyo qaybaha ay ka kooban tahay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here