Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa jira gabdho dhowr ah oo fursad u helay in la siiyo tababaro la xiriira dhowrista Xuquuqda aadanaha iyo in bulshada laga ilaaliyo xagudubyada ku lugta leh Xuquuqul insaanka
Gabdhahaan oo kala socday ururda bulshada rayidka ah ee magaalada Dhusamareeb ayaa loo diyaariyey sidii ay uga qeybaaqadan lahaayeen in la hormarinyo Xaquuqda Aadanaha iyo arrimaha la xiriira waxaana tababarkan ka taageeray kooxda ilaalinta Xuquuqda aadanaha ee UNSOM.