Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hooyada oo aan ognahay siada ay laf dhabar ugu tahay hagaajinta mustaqbalka caruurteeda gaar ahaana gabdhaha haddana qaar badan oo ka mid ah gabdhaha soomaaliyeed ayaa soomaray dhibaatooyin kala dwan oo dhinaca nolosha kala soo gudboonada.Inkasta oo duruufaha sabaabi kara in hoos u dhac ku yimaado tayada doorka hooyada ee mustaqbalka gabadha ay badanyihin haddana waxaa jira dumar badan oo ay hooyooyinkoodu ka saacideen waxyaabo muhiim u ah dhinaca mustqbalkooda sida: waxbarashda iyo nolosha guud ahaan inteeda kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali.