Haween ku nool gobolka Banaadir oo deeq lacageed loo qaybiyay .

0
69

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Inkabadan 100 qoys oo danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo laga soo xulay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka loogu qeybiyay deeq isugu jirtay lacag iyo timir.
Deeqdan oo loogu tala galay ineey dadkan danyarta ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba anfur ka dhiktaan ayaa waxaa bixisay Hey’adda Hormuud Salaam foundation.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here