Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Haween kulan ku yeeshay magalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u diray beelo dagaal ku dhexmarayo degaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhaxe.
dhanka kale haweenkan ayaa madaxda sare ee dalka sida Madaxweyne Xasan Sheikh in u istagaan sidii coladaan u joojin lahayeen.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor