Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hormarka heerka akhrista ito qoraalka ee haweenka soomaliyeed ayaa sare u kacay dhowrkii sanno ee u la soo dhaafay iyadoo bulshada intooda badni ay ku baruurugeen faaiidooyinka iyo waxtarka akhriska iyo qoraalka. fartuun ahmed mohamudd iyo Faadumo Ahm4d waxay ka mid yihin ah dhalinyarada dhuusmareeb waxaanan ka wareysatay culeysyada dadka qaar ka haysta dhianaca akhriska iyo qoraalka iyo siada loo hormin karo hanaanka akhriska ..
Sidokle Shamis Mahad oo dadka badankii ku yaqaanan Hil agoon waana qoraa buuugga caanka ah ee hiil agoon mar ay qadka telefanka iigu waramaysay ayaan wax ka weydiiyey kaalinta ay haweenka kaga jiraan akriska iuo qoraalka iyo faa’iidooyinka uu wax akhriska u leeyahay nolosha bulshada
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali.