Haweenka baarlamanka DFS oo la kulmay ururada bulshada rayidka ah ee magaalada Dhuusamareeb.

0
94

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulanka lagu dhiirigelinayay arrimaha haweenka oo ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah haweenka ku jira labada gole baarlamanka DFS ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb,

Kulanka waxaa ka qeybgalay ururada Bulshada Rayidka ah ee Galmudug, Haweenka magaalada Dhuusamareeb iyo odoyaasha dhaqanka waxaana looga dooday sida taageeri karo haweenka Galmudug.

 

Warkan waxaa soo jeedineysa=Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here