Haween Barakayaala oo la baray xifrado ay ku shaqeystaan.

0
66
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Tababarkaan oo ahaa mid lagu barayay 110 haween ah oo ka mida qoysaska barakacayaashaa ee ku nool qaar ka mida xeryaha barakacayaasha ee deegaanka xaarxaar Xirfado ay ku shaqeystaan kuwaas oo  kala ah Karinta Dharka iyo Cilaansaarka,
Tababarkaan oo ay taabagalintiisa gacan ka geysteen Hay’adda SSWC iyo Maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo iskaashanaya.
Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here