Haweenka degmada Caabudwaaq oo ka hadlay carruur aano qabiil loogu dilay Galmudug

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Iyada dhawaan shan caruur ah aano qaabiil loogu dilay deegaanka Kaxandhalle Degmada Gallaadi ayaa waxaa si kulul uga hadlay haweenka ku nool degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxa ay sheegeen in ay muhiimtahay in wax laga qabto dhibaatooyinka la xiriira aargoosiga qabiilada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here