Haweenka Galmudug oo door ka qaadanaya joojinta colaadaha.

0
36

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deeeganada Gamdug waxa ka jira colaado u dhexeeya dadka walaalaha ah ee wada deganada kuwaas oo salka ku haya anooyinka soo jireenka ah ee qabiilka

Arrintan oo dhaawc u geesatay nabad kuwada noolaanshaha bulshada dad badan ayaa u istaagay sidii ay wax uga bedeli lahaayeen halseyeeshe si buux looguma guuleysan.

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here