Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Uruurka Haweenka Nabadda ee gobolka Mudug, oo ka kala socda maamullada Galmudug iyo Puntland, ayaa ku baaqay in ciidamo isku dhaf ah la geeyo deegaanada ay colaadu ka jirto ee galbeedka gobolka Mudug.
Ururka Haweenka Nabadda ee gobolka Mudug ayaa soo saaray qodobo ku aaddan baaqa nabadeed, xilli ay haatan dagaallo sokeeye ka taagan yihiin gobolka.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf