Haweenka Gobolka Mudug oo Baaq nabadeed u diray beelo ku dagaalamay deegano ka tirsan gobalkaas.

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Qaar ka mid ah ururadda haweenka
Gobolka Mudug ayaa Baaq nabadeed u jeediyay Colad ka tagan Gobolka mudug Taas oo u dhaxayso laba Beelod oo walalaha kuwaas oo Ka soo kala jeeda magaalooyinka Cadaado iyo Galkacyo.
Wax ay sheegen haweenku in nabadda muhiim tahay loona bahan yaha in nabadda si dagan looga wada shaqeeyo si loo helo xasi looni waarta .

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sacdiyo Cabdulqadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here