Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaaa sanadahan dambe aad loo dareemayey kaalinta hogaamineed ee haweenka ku leeyihin arrimaha ganacsiga ,waxbarashada, caafimaadka iyo ururada kale ee ka shaqeeya arrimaha bulshada,
Iyada oo ay jiraan caqabado ay sheegaan in haweenka ay ku hor gudban yihin haddana waxaa jira dumar badan oo la yimid Hannaan hoogaamineed oo tusaale u noqon karaa haweenka da’da yar ee doonaya inay isbedal ku sameeyaan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Xamdi Diiriye