Haweenka ku nool Kaama kumi -saar ee Baladweyne oo codsaday In loo dhiso xarumo caafimaad

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kaamka kuma saar oo ku yaalo xaafada koshin ayaa waxaa ku nool haween garay waqtiga dhalmada balse heysan xarumo cafimaad oo ay ku dhalaan

Haweenkan ayaa waqtiga dhalmada la kulmo dhibatooyin ay ka mid yahiin iskufuran dhiig bax iyo dhibaatooyin kale ka hor waqtiga dhalmada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here