Haweenka ku umula goobaha Caafimaadka oo korortay dalka oo dhan

0
68

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ali Haji aadan oo ka galayey Bandhigga waxqabadka Xukuumadda ayaa sheegay in ay korortay tirada haweenka soomaaliyeed ee xiliga dhalmada ku umala goobaha Caafimaadka taasima ay ku timid goobaha hooyada iyo dhalaanka oo lagaarsiiyey degaano badan oo miiga ah.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here