Haweenka nabadda gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha ka jira gobolkaas

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Haweenka nabadda ee ka soo jeeda gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah ugu baaqay in colaadaha ka socda galbeedka gobolkaas la joojiyo. Waxay ugu baaqeen dhammaan dhinacyada ku lugta leh inay damiyaan dagaallada iyo xiisadaha, isla markaana dadaallada nabadeed la xoojiyo.

waxaana inoo soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here