Haweenka u sharaxan ka mid noqoshada dhismaha golaha deegaanka Dhuusamareeb oo codsaday in door laga siiyo .

0
30

Iyadoo dhawan lafilayo in ladhameeatiyo dhismaha golaha deegaanka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa waxa ka warbixiy doorka haweenku ku leeyihiin qar ka mid ah dumarka Musharaxiinta ah ee usharaxan xubnaha kamid noqoshada golaha deegaanka Dhuusamareeb,kuwaa oo ka qeebka galayay barnaamijka dooda Todobadka ee radio Daar-dheer.Luul Xasan Salad iyo Maryamo Maxamad Cabdi  Waxa ay kamid yihiin haweenka doonaya inay kamid noqdaan golaha deegaanka Dhuusamareeb waxayna  ka cod sadeen wasaradda Arrimaha gurada Galmudug in ay door fiican ka siiso haweenka golaha deegaanka ee magaalada Dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here