Hay’ada NIRA oo xarun cusub ka furatay Degmada Boondheere

0
21

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’ada aqonsiga qaranka ee NIRA ayaa xarun cusub ka furatay degmada boondheere ee Gobolka banadir si bulshada halkaas ku dhaqan u helaan kaarka aqonsiga qaranka Maareeye ku xigeenka Hay’adda NIRA Cabdiraxmaan Siciid oo daahfuray xarun cusub oo hay’addu ku yeelanayso degmada Boondheere ayaa ballan qaaday inay gaarayaan dhamaan degmooyinka dalka, si dadweynaha loogu dhaweeyo adeegga NIRA.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here