Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa wadajir u soo saaray baaq iyo talooyin wax-ku-ool ah oo looga hortagayo saameynta taban ee ka dhalan karta 𝘅𝗶𝗹𝗹𝗶 𝗿𝗼𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗚𝘂𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗠𝗮𝗮𝗿𝘀𝗼 𝗔𝗯𝗿𝗶𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝘆 – 𝟮𝟬𝟮𝟱 oo la filayo in ay ka hooseeyaan xaddiga caadiga, dibna uga dhacaan waqtigii la filayay in ay billaawdaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali
Audio Player