Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacag ah gaarsiisay caruur agoon oo muqdisho ku nool.

0
57

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-:Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacag ah gaarsiisay caruur agoon ah oo gaaraysa 1,000 kuwaas oo muqdisho kunool.
Gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Hormuud Salam Foundation Abdirihman Ibraahim Cilmi ayaa sheegay in lacagtan ugu talagalen in lacagtan Iid kadhigtaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here