Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Ifrah Foundation oo taageero ka heshay hay’adda UNFPA ayaa tartan kubadda cagta ka daahfurtay magaalada Dhusamareeb.
Tartankan oo ujeedkiisu yahay wacyigelinta joojinta gudniinka Fircooniga ah ee hablaha iyo dhiirrigelinta dhaqanka bulsho ee wanaagsan, ayaa waxaa ka qaybgalay kooxo kala duwan oo Kubada cagta ah.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohmamed Abdi