Hay,adda mareynta musiibooyinka qaranka oo Gurmad gaarsiisay degmada Xudur.

0
94

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hayada maareeynta musiibooyiinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin gaarsiisay magaalada xudur ee gobalka Bakool.
Deeqdan ayaa isugu jirtay Bariis, Bur, Baasto, Timir iyo Saliid kuwaas oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen daadadka kusoo rogmaday magaalada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here