Hay’adda NIRA oo xarun cusub ka hirgalisay degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyada oo lagu howlanyahay daadejinta adeegga kaarka aqoonsiga qaranka–National ID ayaa hay’adda NIRA waxaa ay xarun cusub ka hirgelisay degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here