Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dadkaan deganaa Kaamka Naasa-hablood B ee Magaalada Hargeysa ayaa dhibaato ku haysatey in muda ah kadib markii ay cabasho gudbiyeen ayaa waxaa uga soo jawaabay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa waxayna dib u dejin u samayeen iyagoo la siiyey dhul ay leeyihiin.
Agaasimaha Hay’adda Barakacayaasha Maxamuud Yuusuf Cali ayaa ka warbixiyay dadka barakacayaasha oo guuray dhul ay leeyihiin.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jamac