Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa 6000 oo qoys oo iskugu jira Danyar, Naafo iyo Dad wayeelo ah waxa ay garagar ugu qaybisay gudaha xarunta degmada waberi ee Gobolka Banaadir.
Deeqdaan gargaarka ah ayaa ka kooban qaybaha kala duwan ee Raashinka, waxaana goobta lagu qaybinayey goobjoog ka ahaa masuulinta ka tirsan maamulka degamda waaberi iyo Agaasimaha Waaxda Gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf,.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali