Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah Deyniile ugu qeybisay qoysas danyar ah.

0
40

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa qoysas danyar ah gargaar raashin ah ugu qeybisay Degmada deynile qoysaskaan gargaarka ka faa’iideeystay ayaa iskugu jiray dadkan ayaa iskugu jiray danyar iyokuwo qabo bahiyaha gaar ah .

Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka ee hay’adda SoDMA Sharo Cali Yusuf, mamulka degamada deynile

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here