Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka qaranka SODMA ayaa deeq gargaar ah gaarsiisay bukaanada ku jira Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir.
Deeqdan oo ah raashin ayaa loogu talagalay bukaanada ku jira isbitaalka Banaadir ee Mugdisho.
Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.