Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas ku nool magaalada Muqdisho

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda maareynta Musiibooyinka ee SoDMA ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 300 qoys oo danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho,

Qoysaskan ahaa barakayaal ku nolaa kaam ku yaala degmada Waaberi waxaana la siiyay nuucyada kale duwan ee raashinka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here