Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deeq raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool ayaa laga amba-bixiyay magaalada Muqdisho.
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka qaranka ee SODMA ayaa raashinkan gargaarka ah u dirtay Puntland. Xildhibaan Maxamed Jaamac Jakaarta oo laga soo doortay Puntland ayuu raashinkam ku wareejiyay guddoomiyaha hay’adda SoDMA.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali