Hay’adda SODMA oo gargaar gaarsiisay barakacayaasha ku nool deegaanka Garasbaaleey.

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa 7,000 oo qoys oo iskugu jira danyar iyo barakacyaal waxa ay gargaar mucaawino ay ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey si gaar ah Xaafadda Galmudug.

Qoysaskaan gargaarka afurinta ah loo qaybiyey ayaa qaarkood waxa ay hore degaanadodii uga soo barakaceen colaado iyo daadadkii Elniino ee sannadkii tagay dalka ku dhuftay.

 

Warkan waxaa faah faahineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here