Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta gargaar ka kooban qaybaha kala duwan ee Raashinka waxa ay gaarsiisay Xarunta Barbaarinta iyo Xanaanada caruurta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah ee ku jira Xarunta Maamo ugaaso.
Warkan waxaa faah faahineysa: Hamdi Diriye Ali