Hay’adda SODMA oo gargaar u qeybisay qoysas ku nool Degmada Dayniile

0
99

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka, waxa ay kaamam barakac oo ku yaal degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ugu qeybisay 500 oo qoys oo ka kooban danyar, barakacyaal iyo dad naafo ah

Garagaarkaan waxaa hore dalkeenna ugu deeqay dowladd Turkiga, waxaana deeqdaan ka mahadceliyey qoysaskii ka faa’iideeystay.

Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here