Hay’adda SoDMA oo in ka badan 1,000 qoys gargaar ugu qeybisay degmada Garasbaaleey

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), iyada oo kaashanaysa Hay’adda Rabidatu alcalamul islami , ayaa gargaar bani’aadamnimo gaarsiisay in ka badan 1,000 qoys oo danyar ah oo ku nool degmada Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho. Gargaarkan ayaa ka koobnaa raashin iyo agab kale oo daruuri ah, waxaana uu qeyb ka yahay dadaallada socda ee lagu caawinayo bulshada ay saameeyeen duruufaha adag ee nololeed iyo abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka.

Abdifatah Mohamed AHED ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here