Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa ka warbixiyay xaaladahii ugu dambeeyay ee dhibaatooyinka ka dhashay fataahadaha iyo roobabka Gobolada Somalia
Waxaa uu sheegay inay ku dhinteen 29 ruux, kuna barakaceen in ka badan 300 oo kun deegaanada kala duwan ee ay sameeyeen fatahaadaha wabiyada jubba iyo shabeele oo ay wehliyaan Roobka deyrta oo ay la socoto Dhacdada El Nino.
Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali