Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SodMA ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay ku qabatay kulan heerkiisu sarreeyo oo ay ka qayb-galeen masuuiyiin ka socday hay’adaha Qaramada Midoobay, Maamul goboleedyada dalka iyo Hay’adaha Maxalliga ah waxaana shirka diiradda lagu saarayay horumarinta barnaamijyada gargaarka dadka tabaalaysan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali